SAWIRRO:-Dagaal Culus Oo Wali Ka Socda Deeganka Ceel Afweyn iyo Ciidamadii Qaranka Oo Ku Baxay

0

Weli waxaa socda dagaalkii deeganka ceel Afweyn ku dhex maraayey laba beelood oo halkaasi wada dega .

Labada  Labada Beelood  ayaa Hada hubka Noocyadiisa waaweyn Isku Riday Sida La sheegayo Waxaa La ka qabsaday Tigniko Dhiwr ah dhamashada Waxaa ay ku dhaw dahay 10 qof