DAAWO:- Maxkamada Oo Xukuntey Saxafi Coldoon & Abwaano Iyo Qareeno Ka Hadley

0

Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay saaka saddex sanno iyo lix bilood oo xadhig ah ay ku xukuntey saxafi Coldoon .

Xadhigan ayaa waxaa si adag u canbaareyey Ururka Suxufiyinta Somaliland ee SOLJA , Qareenadii u doodaayey iyo Abwaano reer Somaliland