DHAGEYSO:-Ahlusuna Waljameeca oo Sheegtay in Aysan Wali Burburin

0

Ururka Ahlusunna ee Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa Sheegay inaysan wali ka tanaasulin dhaqdhaqaaqyadoodi hubeysanaa ee Gobalada Dhexe Balse ay doonayaan inay lug ku yeeshaan Siyaasada Dowladda Dhexe iyo Maamul Gobaleeyada oo uu ugu horeeyo Maamulka Galmudug

Ururku waxaa xusay in uusan wali ka hanjabin in Awood muuqata ku lahaado Deegaanada Maamulka Galmudug Ciidanka lagu Biiriyey Dowladda Dhexena aysan Ahlusuna uga dhigneyn inay burburtey islamarkaana Magaceeda uu ka dhamaaday Bartamaha Soomaaliya.