DHAGEYSO:-Madax Dhaqameedka Soomaaliland Oo Ku Baaqay In Lagu Mudaharaado Golayaasha Deeganka Ee Muddo Dhaafka Ah

0

Qaar ka mid ah madax dhaqameedka soomaaliland ayaa ku baaqay in mudaharaad looga soo horjeedo Golayaasha Deeganka Ee Muddo Dhaafka Ah kuwaas oo xilka hayay in ka badan intii sharcigu ogolaa

Hoos ka dhageyso codka