DHAGEYSO:- Taliska Booliska Gobalka Bari oo Amaro culus soo saaray.

0

Taliska Booliska Gobalka Bari oo amaro dul dhigaytay hotelada iyo shirkadaha ganacsi,waxaana ay ugu baqeen shaqalahooda inay soo diwaangaliyaan.

Taliyaha qaybta Booliska gobalka Bari oo shalay shir jaraa’id ku qabtay Boosaaso ayaa ka hadlay amaradda ay soo sareen.