DHAGEYSO:- Maamulka degmadda Jariiban oo shegay caqabado ka haysta shacabka

0

Gudomiyaha golaha deegaanka degmada Jariiban Maxamuud Maxamed Maxamuud Muufo ayaa ka hadlay Dhowr Caqabadood oo ka hor yimid intii ay ku guda jireen Qaadista Canshuurta degmada Jariiban oo dib loo kiciyey muddo 3 Sanno ah oo fadhiid ay ahayeen.

Dhankale Gudoomiyaha degmada Jariiban ayaa sheegay in dawlada Puntland laga doonayo inay daadajiso maamulka dawlada isla markaana la doonayo wasaaradaha kaladuwan ee dawladu inay xafiisyo ka furtaan degmooyinka Puntland.
Z0000006