DAAWO:- Puntland oo Canshur xad dhaaf ah dul dhigtay Qaadka laga soo dajiyo Laascanood

0

Wasiirka maaliyada Puntand Xasan Shire Abgaal oo warasi gaar ah siiyay maanta radio Dajir ayaa waxa uu ka hadlay waxa ay daaranayd Cashuurta ay dul dhigeen qaar kamid ah badeecadaha ka yimaada dhanka maamulka Soomaaliland.

Wasiirka ayaa waraysigiisa waxa uu kaga hadlay sidookale fidinta Canshuuraha ee gobolada untland, ladagaalanka Musuq maasuqa, bixinta mushaharaadka Ciidamada iyo shaqaalaha, Miisaaniyada cusub iyo xiliga ay baaramaanka hor gaynayaan iyo arimo kale