DHAGEYSO:- Maamulka Somaaliland oo amar culus dul dhigay Saxaafada ka howlgasha Hargaisa

0

Maamuka Somaaliand ayaa wariye yaasha Hargaisa ku qasbay in ay adeegsadaan Ereyga Jamhuuriyada Soomaailand oo aysan adeegsan mamaulka Soomaaliland.

hadalkan ayuu wasiirka warfaafinta Soomaaiand uu ka sheegay magaalada Hargaisa xili maanta uu ku dhawaaqay in ay xoeiyadooda ay siiyeen aba Telafishan oo dhawaan ay albaabada isgu aabeen.