DAAWO:- Hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka oo Hambalyo ku aadan 1-da Luulyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

0

Hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka Taabiy Cabdi Maxamed ayaa hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 59-guuradii ka soo wareegatay markii Gobolada Koofurteed ka qaateen xornimada Gumeystihii Talyaaniga iyo midowgii waqooyi iyo Koofur.

Mr Taabit ayaa is dul taagay taariikhdii loo soo maray halgankii gobonimo doonkii, halka ay maanta mareyso himiladii iyo hiigsiga shacabka.

Waxaa uu sheegay in Walaalaha Somaliland ay taariikh fiican oo baal dahab ku qoran ku leeyihiin Halganka Xoriyadda.

Hambalyo 1-da Luulyo. Fadlan halkan ka daawo hambalyada munaadabadda 1-da Luulyo ee Xisbiga Awoodda Shacabka. #DanguudIyoDowladnimo

Slået op af Xisbiga Awoodda Shacabka i Søndag den 30. juni 2019