DAAWO:- Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo Muqdisho soo gaaray lana kulmay Madaxweyne Farmaajo

0

Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle ” Xaaf” ayaa soo gaaray maanta caasimada dalka ee Muqdisho.

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya.

Madaxweyne Xaaf ayaa si toos ah u tegey madaxtooyada qaranka isagoo kulan la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo lamana oga arrimihii ay ka wada hadleen.