DAAWO:- Shirkadda Diyaaradaha Ethiopian Airlines oo Puntland dulimaadyo ka bilaabaysa

0

Shirkada diyaaradaha ee Ethiopian Airlines ayaa shaacisay duulimaadyo cusub oo ay ka samaynayso Garoowe iyo Boosaaso kuwaasoo bilaaban doona 15 ka bisha July ee sanadkan 2019.

Jadwalka duulimaadka lambarkiisu yahay ET 0368 ayaa ku bilaabanaya Boosaaso, waxaana ay diyaaradu Adis-ababa kasoo duulaysaa 11:30AM iyadoo Boosaaso fariisan doonta 1:35PM.