DAAWO: Shariif Sheekh oo si kulul uga hadlay xaalada Dhuusamareeb iyo bixitaanka Xaaf.

0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay xaalada ka taagan magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ee saacadihii ugu danbeeyay uu ka baxay madaxweynihii galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: