DAAWO:-Musharax Madaxweyne Jubaland Cabdirishiid Maxamed Xidig oo gaaray Kismaayo

0

Musharax Madaxweyne Jubbaland Cabdirishiid Maxamed Xidig oo gaaray Kismaayo ka dib safar uu dhawaan dalka dibadiisa ugu maqanaa warbaahinta ayuu kula hadlay hoyga uu ka dagan magaalada kismaayo

Hoos ka daawo muuqaalka