DHAGEYSO:- Siyaasi Qurbaawi oo Xisbiga Higsi Qaran ku dhawaaqay & Arrimaha Dulanka somaliland

0

Dr Siciid Axmed Qurbaawi oo kamid ah Aqoonyahanadda somaliyeed ee dalka dibadiisa ku sugan siba dalka maraykanka ayaa xili uu shir jaraa’id qabtay wuxuu kaga hadlay arrimo kala duwan oo ku saabsan dulaanka somaliland ee gobalka sanaag iyo xisbi cusub uu ku dhawaaqay.

Qurbaawi ayaa marka hore shaciyeey inuu ku dhawaqay xisbi cusub oo la magac baxay Hiigsi Qaran,wuxuna sheegay in uu garwaaqsaday inuu ku dhawaaqo xisbigaas.

dhinaca kale wuxuu cambareyeey in Manahijta somaliland lagu dhigo magaaladda Badhan ee gobalka sanaag,isago ariintaas si
kulul uga hadlay.