DHAGEYSO:-Maamulka K/galbeed oo Galmudug ka dalbaday Jawaab Deg Deg ah

0

Laba habeen ka hor waxaa deegaanka Dhiin Waris oo 18 dhanka Bari ka xiga Magalada Dhuusamareeb lagu dilay 4 Ruux oo ka Shaqeynayay Goob lagu xanaaneyo Shinida  ,isla markaana Malabka looga dhaliyo,kuwaas oo deegaan ahaan kasoo jeeda Koonfur Galbeed.

Hayeeshee dhacdadaas ayaa waxaa si kulul uga hadlay maamulka Koonfur Galbeed,iyaga oo sheegay inay aad uga xun yihiin falkaas,waxaana ay baaris deg deg ah ka dalbadeen Madaxda Maamulka Galmudug.