Kenya oo Xabsiga ka sii daysay Dr Bursaliid iyo raggii lala xiray

0

Dr Ibraahim Faarax Bursaliid oo kamid ah aqoonyahannada soomaaliyeed islamarkaana ah dadka ka hadla siyaasadda geeska afrika ayaa xalay dowaldda Kenya ay ka sii deysay xabsiga uu ku xirnaa isaga iyo rag lala xiray muddo ku todobaad.

Xarigga Bursaliid ayaa yimid kaga daal markii kenyaanku ay ku eeedeeyeen inuu sameyn jiray sharciyada been abuurka ah islaamarkaan haysto dhalashooyin dhowr ah lana shaqeynn jiray kooxaha loogu yeero argagixisada arrintaanne ay suurta gelisay in la xiro.

Maalmo ka hor ayaa la horgeeyay maxkamad ku taalla magaalada nairoobi bursaliid isgaa iyo ragga la xirnaa kaddib markii la dhageystay eedeemaha loo hayestay ayuu xaakimka maxkamadda amray in xabsiga lagu sii hayo inta lagasoo dhameystirayo caddeymaha eedeemaha loo heystay blse xalay ayaa lagu sii daayay aqoonyahan bursaliid isaga iyo raggii lala xiray amar kasoo baxay maxkamad Nairobi ku taalla.