Godoomiyaha Tuulad sin-ujiif Cabdulaahi Siciid Jaamac oo Lahadlay Warbaahinta Daljir ayaa ka war bixiyey halka ay marayso dhismaha Wadada isku xidha Gobolada Dalka Taasoo wax yeelo kasoo gaadhey roobab kii dhowaan ka da-ay Deegaanada Puntland.