DEG DEG+VIDEO: Khilaaf soo kala dhex galay Madaxweyne Xaaf iyo madaxda Ahlu Sunna.

0

Magaalada Dhuusamareeb wararka aan ka heleyno ayaa sheegaya in khilaaf cusub uu soo kala dhexgalay Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxda ugu sareysa hoggaankii Ahlusunna ee ku biiray Galmudug.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY EE KHILAAFKA: