DEG DEG: Gobolka Hiiraan oo ka go’ay Hirshabeelle.

0

Guddoomiyaha xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in gobolka Hiiraan ay ka go’day maamulka Hirshabeelle.

Dabageed ayaa eedeyn u jeediyay madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle.

HOOS KA DAAWO SHIRKA JARAA ID EE DABAGEED: