XOG CULUS: War cusub oo laga helay dilka Gaashaanle Cabdi Cali iyo warbixinta Yuusuf Garaad.

0

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya geerida Gaashaanle dhexe Cabdi Cali Seed oo ka mid ahaa saraakiisha ciidanka booliiska Soomaaliya.

Gaashaanlaha ayaa isaga oo meyd ah qortana xariga ugu xeran yahay lagu arkay xerada Sheelari ee degmada Xamar Jajab.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA: