DHEGAYSO:- Xildhibaanad ka tirsan barlamaanka Somaliland oo hadashay xiisada sanaag

0

Qaar kamid ah xildhibanada Barlamaanka Maamulka somaliland ayaa ka hadlay xiisada cusub ee ka dhex taagan maamulada Puntland iyo somaliland ee gobalka sanaag la xiriirta.

Xaliimo Yuusuf oo kamid ah Xildhibaanada somaliland ayaa ka haddashay Xiisadaha ka tagan gobalada sool iyo Sanaag.