DAAWO: Arrin ka soo korortay xariga Rooboow iyo Lafta gareen oo go’aan ka qaadanaya.

0

Waxaa magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho ka socda dadaaladii ugu dambeeyay ee lagu sii deynayo Sheekh Mukhtaar Rooboow Abuu mansuur.
Dadaalada ayaa waxaa wadaan odayaasha dhaqanka KG, siyaasiyiinta iyo xildhibaanada ka sooo jeeda KGS.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA ROOBOOW: