DAAWO: Sababta ay Al-Shabaab u dileen wiilkii dhalinyarada ahaa ee Masjidka ka soo baxay.

0

Al Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada dilka wiil dhalinyaro ahaa oo lagu magacaabi jiray Alle ha u naxariistee Cabdalle Maxamed Maaxi.
Wiilka ayaa ka soo baxay markii la dilaayay Masjid ku yaalla degmada Hodan ee gobolka banaadir.

HOOS KA DAAWO SABABTA LOO DILAY: