DAAWO: Kenya oo qaadatay go’aano Xasaasi ah 5-tii bilood ee la soo dhaafay.

0

Go’aanada ay qaadatay ayaa dhamaantood ahaa kuwo wax u dhimayo sharafta, karaamada iyo xiriirka walaalnimo ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.

HOOS KA DAAWO GO’AANADA AY KENYA QAADATAY 5 BILOOD GUDAHOOD IYO SIDA AY SOOMAALIYA UGU FALCELISAY: