DEG DEG: Masuul ka tirsanaa Galmudug oo Canada iska dhiibay iyo Howlgal ka socda Kismaayo.

0

Hay’adda Socdaalka iyo Qaxootiga ee dalka Canada ayaa sheegtay inay magangelyo qaxzootinimo siiyeen Guddoomiye Gobal oo noloshiisa kala soo cararay Soomaaliya.

Nuur Axmed Xasan oo ahaa Guddoomiyihii Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya waxa uu aad ugu mahad celiyey Dowladda Kanada, kadib, markii loo sheegay in la oggolaaday Codsigiisa Magangelyo-doonka ahaa.

Dhanka kale Magaalada Kismaayo waxaa ka socda howlgal balaaran oo ay sameynayaan ciidamada Jubbaland.

Howlgalka ayaa ah mid guri guri lagu baarayo, waxa laga sameynaya dhamaan xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Kismaayo.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA: