DHAGEYSO:- Baladweyne oo marki ugu horeysay haweenay ka noqoto duqa degmada

0

Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabelle ayaa duqa degmada Baladweyne waxa uu umagacaabay Safiyo Cali oo horay mudo 2 sano ah u soo noqotay Guddoomiyaha Degmada Shibis ee Gobalka Banaadir.

Waraysigii ugu horeeyay ee ay siiso raadio Daljir ayay ku sheegtay in Muhiimada 1aad ay siinayo amniga magaalada iyo dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha.

Waa Markii ugu horeeysay ee inta la ogyahay taariiqda Beledweyne ay Duq magaalo ka noqoto qof dumar ah.