DEG DEG: Maxkamad lacag ku sii deysay nin kufsi geystay, Axmed iyo Xaaf oo niyad jabay.

0

Maxkamadda Racfaanka gobalka Banaadir ayaa sameysay arrin lala yaabay oo dad badan ay ka ka dib markii kumanaan dollar ku badalatay kiis kufsi ah oo ay go’aan ka gaartay Maxkamadda gobalka Banaadir.

Arrintaan hadii ay gaarto madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isal Wasaare Kheyre waxaa suura gal ah in xilalka laga qaado saraakiisha sare Maxkamadda Racfaanka gobalka Banaadir.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARKA IYO CADEYMAHA LAGU HELAY: