DHAGEYYSO:-Horjooge ka tirsanaa Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka Dowladda Ee Jubboyinka

0

Sharmaarke c/naasir  wuxuu kamid ahaa horjoogayaasha ururka Al-shabaab ee ka howlgala gobolada Jubbaland iyo gobolka Shabeelaha Hoose.

Wuxuu maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka ee hoostaga guutada 11-aad ee Taliska qaybta 43-xaad ee magaalada Kismaayo.