DAAWO Ardayda Hirshabeele oo banaanbax ka dhigay jowhar ayaa ka codsaday Madaxda Hirshabeele inay Imtixaankooda gooni u qaataan sida Puntland

0

Ardayda Hirshabeele ayaa banaanbax ka dhigay jowhar waxayna ka codsadeen Madaxda Hirshabeele inay Imtixaankooda gooni u qaataan sida Puntland oo kale.