Akhriso:-Dowlad Goboleedyada oo diiday xeerka Canshuuraha ee uu wasiir Beyle horgeeyaya Golaha shacabka

0

War saxaafadeed ka so baxay Shanta dowlad Goboleed ee xubnaha ka ah dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka soo horjeestay Xeerka Canshuuraha ee uu Wasiirka Maaliyadda Arbacadii horgeeyay Golaha shacabka.

War ay soo saareen Dowlad Goboleedyada ayey ku sheegeen in wasiir C/Raxmaan Ducaale Bayle uu afduubay xeerkaas islamarkaana uu jebiyay dastuurka dalka sida ay hadalka u dhigeen.