Mucaaradka iyo Militariga Suudaan oo maanta leh wadahadalo cusub

0

Golaha militariga dalka suudaan xukumada ayaa sheegay in maanta ay wadahadalo cusub laleeyihiin kooxaha mucaaradka dalkaasi si loo xaliyo xiisada ka taagan dalka suudaan.

Wadahadalkan ayaa kusoo beegmaya maalmo uun kadib markii mucaaadka dalka suudaan ay sheegeen in uu fashilmay wadahadlkii goor sii horeesay layeesheen militariga.

Mucaardka iyo abaabulayasha dibadaxyada dalka suudaan ayaa ku doodaya in militarigu uu xukunka ku wareejiyo dadka shacabka ah taas oo sii horisay xiisada dalka suudaan.

Horaantii bsihii aynu kasoo gudubnay ayay ahayd markii militariga dalkaasi ay xilka ka qaadeen madaxwaynihii dalkaasi maamulayay mudada 30’ka sano ah ee Cumar xasan al-bashiir.