Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Afhayeenka Dowladda Puntland

0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulllahi Deni  ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 24, May, 12, 2019 ku Magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

 

Markuu arkay:                      Dastuurka Dowladda Puntland

 

Markuu tixgeliyey:                Aqoontiisa iyo khibraddiisa shaqo

 

Waxuu Xeeriyey:

 

  1. Waxaa Jaamac Yuusuf Jaamac (Dabaraani)loo magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland

 

  1. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay madaxweynuhu.