DAAWO:- Galmudug oo ku dhawaaqday inuu fashilmay Shirkii Garowe

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo Ka dhoofay saaka Garoowe ayaa sheegay in shirkii Garoowe uu fashil ku dhamaaday.