Hugaamiyaha Guud Ee Ahalusuna Waljamaaca Macalin Maxamuud Oo Maanta Lagu Soo Dhoweeyay Guriceel

0

Hogamiyaha Guud ee Ahlusuna Waljamaca Macalin Maxamud shikh xasan farah ayaa Maanta lagu soo dhoweeyay Degmada guriceel.

Waxaana Socdaalkiisa ku wehelinayay Sheekh maxamed shaakir cali xasan  madaxa Xukuumada Maamulka Galmudug.

Waxaa Soo dhoweyn tiisa Ka qeybqatay Xilibaano,Mamulka degmada,Sarakil,Culimo iyo Qeybaha kala Duwan Ee Bulshada.

Macalin mahamud ayaa qudbad ujediyey dhaman dadkii kala duwanaa ee soo dhaweyey wuxuna ku booriyey inay sii adkeestaan nabad galyadooda.

Waxaa lafilayaa in uu kulamo laqaadan doono Qeybaha kala Duwan Ee Bulshada.