DHAGEYSO:-Barlamanka somaliland ku Baaqay in Soomaliland Laga saaro Prof. Samatar & Cali Khaliif

0

Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nac oo kamid ah  Baarlamaanka Somaliland ayaa  Xukuumadda Muuse Biixi ugu baaqay inay Tallaabo ka Qaado Prof. Axmed Ismaaciil Samatar iyo Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Maalmihii lasoo dhaafay  Kulamo ay Bulshada kula hadlayaan ku Qabtay magaalooyin ka tirsan somaliland

Hoos ka dhageyso codka