DAAWO+SAWIRRO:-Madaxweyne Xaaf oo gaaray Garoowe

0

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoonka Diyaaradaha Garoowe ee Gen. Maxamed Abshir ku soo dhoweeyey Madaxweyanaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ka qayb gelaya shirka Wadatashiga ah ee Garoowe ka furmi doona.