DHAGEYSO:- Xoolo dhaqatada Laba-galle oo kacabanaya qashin ay sheegeen lagu soo daadiyo deegaankooda.

0

Dadka xoolo dhaqatada ah ee kunool deegaanka Laba-galle oo 18KM uga
beegan bariga magaalada Caabudwaaq ayaa ka cabanaya qashin ay sheegeen
in laga soo qaado magaalada Caabudwaaq kadibna lagu soo daadiyo dhulka
xoolo daaqsinka u ah dadka deegaanka

Cabdiwali Cabdulaahi Dheere oo kamid ah dadka kudhaqan Laba-galle oo
waraysi siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in qashinka oo ay soo qaadaan
gaadiid uu saameyn ku yeeshey xoolahooda

Cabdiwali ayaa ugu baaqey dadka qashinka laga soo qaado iyo kuwa soo
qaada in ay ka waan toobaan wixii qatar ku ah dadka iyo duunyadabaWaraysiga Cabdiwali Cabdulaahi Dheere oo kamid ah dadka deegaanka Laba-gale