DHAGEYSO:- Guddoomiyaha gobalka Bari oo ka hadlay Qarax lala eegtay

0

Guddoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Radio Daljir waxa uu kaga hadlay qarax saaka lala beegsaday gaarigiisa, kaas oo dhacay wax yar ka dib markii uu guddoomiyuhu gaariga ka degay.

Waxaase qaraxaas ku dhintay mid ka mid ah ilaaladiisa, halka 3 kalana ay ku dhaawacmeen sida uu guddoomiyuhu wareysigan ku sheegay.