DHAGEYSO:- Dhismaha Laamiga Burtinle oo meel wanaagsan maraya

0

Magaaladda Burtinle waxaa meel wanaagsan maraya dhismaha jidka laamiga ah ee dhex marra Gudaha Burtinle,iyado dhismaha jidkaas uu yahay mid isku tashi ah oo ay dhisanayaan bulashadda dagan Burtinle.