DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Sheegay In Dowladda Aysan Adeegsan Wax Awood Ah

0

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  ayaa ka hadlay eedeymaha loo jeediyay Xukuumaddiisa ee ah in ay awood u adeegsato wax kasto oo ay dooneyso inay qabato.

Waxa uu sheegay Ra’iisul Wasaaraha in aysan wax awood ah u adeegsan shaqadii ay rabaan inay qabtaan,hayeeshee dhaqanka dowladda uu yahay in hadii la rabo in horumar laga gaaro dhinaca dhaqaalaha lala dagaalamo Musuq Maasuqa,taasina aysan awood aheyn.