Dab ka kacay Saldhiga deegaanka Docol ee gobolka Mudug

0

Wararka aan ka helayno deegaanka Docol oo qiyaastii 40KM dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in saldhiga deegaankaas uu Dab ka kacay.

Dabka ayaa ka kacay Bakhaar Hubka lagu keydiyo oo ku dhex yaala Saldhiga deegaanka Docol.

Ilaayo hada lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dabkaasi ka kacay Saldhiga Docol.