DHAGEYSO:-Madaxweyne Farmaajo oo ku labisan tuutaha ciidanka ayaa la kulmay Ardayda Jaamacada Dalka

0

Madaxweynaha JF oo ku labisan tuutaha ciidanka ayaa la kulmay Ardayda Jaamacada Dalka si ay uga qayb qaataan sugida amniga dalka.
Madaxweyne farmaajo ayaa ardayda jaamacadaha u sheegay in dalku xiligan u baahan yahay wax wada qabsi si hormar dhanka amniga oo baahi badan loo qabo ardayda oo kulanka ka dib warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in kulankaas uu ku soo dhamaaday si guul ah