DHAGEYSO:-Abaar iyo biyo la’aan laga soo sheegayo deegaano ka tirsan Galgaduud

0

Wararka ka imaanaya deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jirto abaar iyo Biyo La’aan baahsan oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada ku dhaqan halkaasi.

Deegaannada Waqooyi bari ee gobolkaasi waxaa laga soo sheegayaa in biyo la’aan baahsan ay ka jirto, taasi oo dadka iyo duunyadaba saameyn ku yeelatay.