DHAGEYSO:-Maamulka Gobolka Banaadir oo ku Guuleystay In ay damiyaan dab Xoogan oo ka kacay Guri ku yaala Degmada Dharkeynley

0

Maamulka G/Banaadir ayaa Xalay ku Guuleystay In ay damiyaan dab Xoogan oo ka kacay Guri ku yaala Degmada Dharkeynley Milkiilaha Guriga ayaa Sababta Dabka Dhalisay ku sheegay qalad ka yimid Shirkada korontada Beeco.

Waxu sheegay inu kaga gubteen guriga documents ama “Sabarloogyo Guryo uu ku lahaa magaalada .