DHAGEYSO:-Cali Maxamed Geeddi oo sheegay in qaraxyada ka dhaca Muqdisho ay yihiin dagaal siyaasi ah

0

Cali Maxamed Geeddi R/wasaarihii hore ee dowladii KMG aheyd ee soomaaliya ayaa ku tilmaamay qaraxyada ka dhaca magaalada Muqdisho ee la dhigga hareeraha waddooyinka ay ka dambeeyaan siyaasiyiin soomaaliyeed ee ka soo hor jeeda dowladda soomaaliya, kuwaasi oo doonaya inay qal qal geliyaan ammaanka magaalada Muqdisho, balse dadka ay ku micneeyaan qaraxyada hareeraha wadooyinka ka dhaca inay ka dambeeyaan Al-shabaab.

Qaraxyada Al-shabaab ay geystaan ayuu ku tilmaamay inay yihiin kuwa ismiidaaminta ah, balse aanan ahayn mid waddooyinka hareeraheeda la dhigo.