DHAGEYSO:-Xildhibaan Somaliland oo Hogaamiye Muuse Biixi uga digay inuu Dhulka Shacabka Boobo

0

Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo kamid ah Baarlamaanka Somaliland ayaa si adag uga hadlay Halka laga dhisayo Xarunta Madaxtooyadda Cusub ee Somaliland iyo Dad la sheegay in laga Qaaday dhulkaasi oo Muran kala dhexeeyo Madaxwayne Biixi.

Xildhibaan Nacnac ayaa hogaamiye muuse biixi uga digay dhulka inuu Boobo,  Wuxuuna sheegay inay Tallaabo Sharci ah ka qaadi doonaan.