DHAGEYSO:-Wasiir goodax oo ka digay In Ardayda Soomaaliyeed ee imtixaanka ka qeyb-galaysa loo adeegsado siyaasadaha ku saleysan qalalaasaha

0

Wasiirka Waxbarashada Cabdullaahi Goodax Barre oo uga digay Ardayda Soomaaliyeed ee imtixaanka ka qeyb-galaysa in loo adeegsado siyaasadaha ku saleysan qalalaasaha ee mararka qaar ka jira dhanka maamul goboleedyada wasiirka ayaa dhanka kale sheegay in xiligan dowladda soomaaliya ay guulo wax ku ool ah ka gaadhay arimaha waxbarashada dalka