DHAGEYSO:-Kiiskii Marxuumad Caasho Ilyaas oo walaac laga muujiyay in cadaalad uu helo

0

Saynab Cabdiwahaab Xareed waa hooyadda dhashay Marxuumad Caasho Ilyaas waxay walaac ka muujisay laamaha gacanta ku hayey baarista kiiska gabadheedii la diley lana kufsadey.