DAAWO:-Beelo dagaal ku dhexmaray xeraale oo heshiis hordhac ah gaaray

0

Beloo walaalo ah oo dhawaan dagaal ku dhexmaray deegaanka xeraale ee gobolka galgaguud ayaa wada gaaray heshiis hordhac ah kaasi oo ay ka soo shaqeyeen culim awdiin iyo odoyaasha dhanka soomaaliyeed

Hoos ka daawo muuqaalka

#Xeraale Wajigii Koobaad ee Xabad joojinta dhincyadii dagaalay oo ka furmey Xeraale

Slået op af Ayaanle Cabdulaahi Jaamac i Tirsdag den 16. april 2019