DHAGEYSO:-Nabadoon Xaad “Amnigu Malahan Muxaafid Iyo Mucaarad”

0

Guddoomiyaha Odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa dalbaday in aan la siyaasadeyn amniga iyo howlgallada ka socda magaalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay Nabadoonku in amniga uusan laheyn Muxaafid iyo Mucaarad, balse ay masuuliyad ka saaran tahay cid weliba.